Jump to content

Wikibidhiya

Ka Wikipedia

Qeexida Wikibidhi

[wax ka badal | wax ka badal xogta]

Professor:Abdullahi Ali Hassan Farey[1]

[wax ka badal | wax ka badal xogta]

Wikibidhiya wuxuu u bilaabay sidii mashruuc dhinac ah Nubidhiya, web-ka qaamuus oo bilaash ah oo maqaalladiisa ay qoreen khabiiro.[2] Larry Sanger, oo la aasaasay Nubidhiya Jimmy Wales, ayaa dejiyay fikradda qaamuus ku salaysan wiki Janaayo 10, 2001 ee liiska waraaqaha Nubidhiya.[3] Kadib Janaayo 15, 2001, Wikibidhiya waxaa si rasmi ah loo bilaabay mareegaha www.wikipedia.com.[4]

Taariikhdu markii ay ahayd 18/01/2012 ayaa waxa hawada ka baxay wikipedia laakiinse isla maalin ka bacdiba waa ay ku soo noqotay hawada.

Tixraac Aboorey

[wax ka badal | wax ka badal xogta]
  1. Andreas Kaplan, Haenlein Michael (2014) Collaborative projects (social media application): About Wikipedia, the frrefee encyclopedia. Business Horizons, Volume 57 Issue 5, pp.617-626
  2. Andreas M. Kaplan, M. Haenlein (2014) Collaborative projects (social media application): About Wikipedia, the free encyclopedia. Business Horizons, 57 Issue 5, pp.617-626
  3. "Archive.org". La keydiyay asal ahaan 2003-04-14. Soo qaatay 2003-04-14.  Barameter aan la aqoon |ciwaan= ignored (caawin)
  4. https://web.archive.org/web/20010331173908/http://www.wikipedia.com/. Waxaa laga kaydiyay the original 31 March 2001.  Maqan ama ebar |title= (caawin)

Abdikhaalaq Wadani Yare Kursigu dhibkuu Leeyahay Bal Noo Fasir?

Kursigu ma Wuxuu Hor istaaga in dhalinyaro La Shaqaalaysiiyo oo Dawlada Sida kuraasta kale Qofka Gacanta La qabto?

Ma Wuxuu Hor istaagaa Deegaankaaga inaad Udoodo xuquuqdiisa?

Hor Orodka Bilaa Macnaha ah iyo iska Dhaadhcinta Shiqsiyeed kursiga aan Ka Dayno oo aan La XisaabtanoWaligaa ma ogaanaysid awoodaada shaqsiyadeed, ilaa qof uu kuu dhaawaco si xun. Waa xanuun inaad iga tagto, laakin waxaa kasii xanuun badan inaad ila sii-joogto. Inaan u dulqaato xanuunka macnaheedu maaha, inaan u qalmo.Subax wanaagsan gabadha ugu quruxda badan dumarka. Xalay oo dhan adigaan kugu riyoonayay.Subax wanaagsan gabadha ugu quruxda badan dumarka. Xalay oo dhan adigaan kugu riyoonayay.Waxaan jeclahay inaan noqdo, sidaada oo kale. Dhib maleh waxaad xidhan tahay, markasta waad qurux badan tahay. Waxaan jeclahay inaan wakhti kula-qaato. Aad ayaan ugu riyaaqaa kartidaada iyo halabuurkaada. Waligay lama-kulmin qof aamin ah oo daacad ah, sidaada oo kale. Waan kahelaa sidaad u garanayso shaqsiyadaada. Iyo waxaad ka doonayso noolasha. Aad ayaan uga helaa sidaad ii daryeesho, waxaa tahay qof qiimo badan. Labiskaada waa cajiib, waana jeclaan lahaa inaan sidaada oo kale u labis-aqaani lahaa. Waxaa tahay qofkaan ugu jeclahay inaan la-hadlo. Waad ku mahadsan tahay dhagaha ii nugul, eed igu-dhagaysanayso. Kalsoonidaadu waa mid soo-jiidasho leh. Quruxdaadu waa mid soo jiidasho leh. Noolashayda waxaad ku soo-kordhisay xasilooni iyo jaceyl. Maalintaan kula-joogin way igu dheertahay. Meelkastood joogto, ayaan jeclahay inaan joogo. Dawada ugu wanaagsan, waa anigoo gacantaada qabsada.Yaa u baahan qureex, hadaanba adiga ku haysto.Waligaa ma ogaanaysid awoodaada shaqsiyadeed, ilaa qof uu kuu dhaawaco si xun. Waa xanuun inaad iga tagto, laakin waxaa kasii xanuun badan inaad ila sii-joogto. Inaan u dulqaato xanuunka macnaheedu maaha, inaan u qalmo.Abdikhaalaq Wadani Yare Kursigu dhibkuu Leeyahay Bal Noo Fasir?

Kursigu ma Wuxuu Hor istaaga in dhalinyaro La Shaqaalaysiiyo oo Dawlada Sida kuraasta kale Qofka Gacanta La qabto?

Ma Wuxuu Hor istaagaa Deegaankaaga inaad Udoodo xuquuqdiisa?

Hor Orodka Bilaa Macnaha ah iyo iska Dhaadhcinta Shiqsiyeed kursiga aan Ka Dayno oo aan La XisaabtanoSubax wanaagsan gabadha ugu quruxda badan dumarka. Xalay oo dhan adigaan kugu riyoonayay.Waxaan jeclahay inaan noqdo, sidaada oo kale. Dhib maleh waxaad xidhan tahay, markasta waad qurux badan tahay. Waxaan jeclahay inaan wakhti kula-qaato. Aad ayaan ugu riyaaqaa kartidaada iyo halabuurkaada. Waligay lama-kulmin qof aamin ah oo daacad ah, sidaada oo kale. Waan kahelaa sidaad u garanayso shaqsiyadaada. Iyo waxaad ka doonayso noolasha. Aad ayaan uga helaa sidaad ii daryeesho, waxaa tahay qof qiimo badan. Labiskaada waa cajiib, waana jeclaan lahaa inaan sidaada oo kale u labis-aqaani lahaa. Waxaa tahay qofkaan ugu jeclahay inaan la-hadlo. Waad ku mahadsan tahay dhagaha ii nugul, eed igu-dhagaysanayso. Kalsoonidaadu waa mid soo-jiidasho leh. Quruxdaadu waa mid soo jiidasho leh. Noolashayda waxaad ku soo-kordhisay xasilooni iyo jaceyl. Maalintaan kula-joogin way igu dheertahay. Meelkastood joogto, ayaan jeclahay inaan joogo. Dawada ugu wanaagsan, waa anigoo gacantaada qabsada.